Shirkada GOOGLE oo mushruuc horay loo arag ka wada dalka Africa ku yaalo+(Internetd Casri ah)..

Shirkada GOOGLE oo mushruuc horay loo arag ka wada dalka Africa ku yaalo+(Internetd Casri ah)..

daajis.com:-Sharikada weyn ee xaga Internetka ee Google ayaa mashruuc xaga internatka aan lahayn xadhkaha ka biloowday Yuugandha.

Si aad u isticmaasho adeega Google ee interntka aan xadhiga lahayn ee loo yaqaano (wireless network) waa in sharikadaha isgaadhsiintu lacag bixiyaan.

Waxaanay Google rajyanaysaa inay dadka u jabnaan doonto haddii sharikadahu qalabkooda isgaadshiinta la nisticmaalo.Google ayaa maalintii internatka isticmaalkiisa ku qiimaysay $30 dollar.

Lakiin sharikadhada internatka ee Ugandha ayaa sheegaya In Google ay lacag iyo waqti galinayso dhul hore loo maalgashaday gaar ahaan magaalooyinka, waxaanay sheegeen inay fiicnaan lahayd in ay dhulka miyiga ah maal gashadaan ee aan lahayn shabakadaha Interntaka.

Mashruucan ayaa ah wajigii labaad ee mashruuca lagu magaacabo Google’s Project Link in Kampala, mashruuca qaybtiisii hore ayaa furay shabakada Xadhkaha Fiberka ku shaqeeysa taas oo suurto galisay in dad badan uu gaadho internetku .

Bishii Oktoobar ayaa sharikada FaceBook Iyana ku dhawaaqday inay bilaabayso mashruuc lagu gaadhsiinayo dadka Afrika iyadoo la isticmaalayo dayax gacmeedka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada