Taliyihii ciidanka ilaalada garoonka Boosaaso oo la dilay

Taliyihii ciidanka ilaalada garoonka Boosaaso oo la dilay

daajis.com:-  Taliyihii ciidamada ilaalada garoonka diyaaraddaha Bosaso Col Xasan Shire Amaan ayaa maanta la dilay, iyadoo dilkaan uu geystay mid ka mid ah ilaalada garoonka.

Rasaas aan loo meel dayin au ku furie Taliyaha, oo u geeriyooday dhaawac halis ah oo soo gaaray, waxaana la sheegayaa inuu baxsaday askariga dilka geystay.

Ciidamada amaanka Boosaaso ayaa baadigoob iyo baaritaan ugu jira xaafadaha Bosaso qaarkood iyo weliba gaadiidka kontoroolka Bosaso ka gudbaya.Col_xasan_shire

Col. Xasan Shire Amaan ayaa xilka taliyaha ilaalada garoonka Boosaaso qabtay sanadkii 2003-kii xiligii Cabdullaahi Yusuf Madaxweynaha ka ahaa Puntland, tan iyo xiligaasi uu hayay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada