daajis.com:- Somali markii ay dhacday xukuumada Maxamed Siyaad Barre sanadka 1991gii ilaa iyo hadda deganaansho fiican ma helin, dad badan ayaa aad loo dulmiyay dadkaas waxaa ka mid ah dadka degan shabeelaha hoose gaar ahaan degmada afgooye, tuugada xamar waligooda ayay isbaaro ku dhegan jireen dagmada afgooye, iyadoo hadda ay joogto dowlad waxa u eg oo ay leedahay waxaan maamulaa ayaa maalin cadeey tuugo isbaaro ku dhigteen buunada afgooye , dadkii ku noolaa ayaa banaan bax ku qaaday tuugadaas wayna ordeen hadabada daawo muuqaalka
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at