daajis.com:- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali waraabe ayaa ku sigtay inuu magaalada Hargeisa kula dagaalamo Wariye ka tirsan Tv-ga Universal oo waydiiyey Su’aal.
Faysal Waraabe ayaa siwayn uga Cadhooday Su’aasha la waydiiyey oo ku saabsanayd Khilaafka ka dhextaagan Xisbiga UCID gaar ahaan Jamaal Cali Xuseen, waxaana arintan ay kusoo beegmaysaa iyadoo dhowaan Odayaal kasoo jeeda Labada beelood ee Faysal iyo Jamaal oo ku shireen Hargeisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:30 and have
, Published at