daajis.com:- Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si cadho badan uga hadlay Rabshado ay dad ku dhinteen oo ka dhacay maalintii shalay dalka Jabuuti, “Rasuulku wuxuu yidhi “Fidnadu way hurudaa, Nacladada Alle haku dagto qofka Toosiya, Waxaa loo jeedaa in wadanku Qasgalo, Waxaa loo jeedaa in dalku galo meel dad kale galeen oo alle naga Bad-baadiyey, Dagaalka Sokeeye ayay doonayaan, Dil bay doonayaan, Hadii qabiil la’eegana hal qabiil ayaynu Nahay”
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at