VIDEO:- Xiisad ka taagan iyo Turkiga oo ciidamada Taangiyo Wada geeyay dalka ciraaq

VIDEO:- Xiisad ka taagan iyo Turkiga oo ciidamada Taangiyo Wada geeyay dalka ciraaq

daajis.com:- Turkiga ayaa boqollaal ka mid ah ciidamadiisa oo taangiyo ay wehliyaan u tallaabay dhanka dalka Ciraaq, gaar ahaan deegaanada ay maamulaan Kurdiyiinta.


Waxaa la sheegayaa inay halkaasi u joogaan sidii ay u tababari lahaayeen xoogagga kurdiyiinta Peshmerga ee dagaalka kula jira daacish.

Laakiin xukuumadda baqdaad ayaa tallaabadaasi ka carootay, waxayna ku tilmaamtay weerar aan la fasixin.

Mareykanka dhankiisa waxa uu sheegayaa in tallaabada ay ciidamada Turkiga kaga gudbeen xuduudda Ciraaq aysan qeyb ka ahayn howlgalka uu Mareykanka hogaaminaayo.

Turkiga waxa ay xiriir aad u dhow la wadaagtaan Kurdiyiinta Ciraaq, inkastoo kuwa Suuriya ay u aragto cadow.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada