daajis.com:- Jasiiradda Sylt ee ku taal cirfka danbe ee dalka Jarmalka ayaa waxa ay qaxooti ahaan u qaabishay dhalinyaro Soomaali ah, mid kamid ah dhalinyarada ayaa waxaa laga diyaariyay barnaamij loogu raadinaayo shaqo.
Magaca wiilkan oo lagu soo koobay Abdihakiin ayaa waxa uu shaqo ka heley mid kamid ah hoteelada loo dalxiiska tago ee Jasiiradaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at