Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo dhaliilay madasha wadatashiga

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo dhaliilay madasha wadatashiga

daajis.com:- “Hadii madashaasi go’aan kasoo baxo la waafajiyo sida wax loo dooranayo waxaa laga yaabaa in goballo badan oo dalka ka mid ah ay ku dhawaaqaan inay go’aan ama qaar ugu dhaawaqayba ay ugu rumowdo riyadoodii iyada ahayd, guddiga arrimaha gudaha ee baarlamaanka isaga oo eegaya arrimahaas oo dhan, ayaa waxaan dooneynaa inaan baaq u dirno Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan leenahay Madaxweyne arrimaha Federaalka ma ahan in dalka lagu kala gooyo, madaxweyne waxaad ogtahay gobalada aan soo sheegay ee Sagaalka ah ee ka mid ah 18-kii gobal ee dalka inay maanta madashaashi Afarta nin ee madaxweynayaasha sheeganaya ee kula jooga aanay cid ka matalin, cid ka fadhisa Hiiraan ma leh, Sh/dhexe sidoo kale go’aan gaaristooda waxaa xaq u leh xildhibaanada kasoo jeeda gobaladaasi” ayuu yiri xildhibaan Jeesow.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada