daajis.com:-La Bixida Hablaha: Waa qaab guursi caan ah oo illaa maanta ka jira dalka Soomaaliyeed, miyi iyo magaalaba, marka hore way isa shukaansadaan ka dibna way isla baxaan. Waxaana la isla tagaa meel masafo ah oo lagu meheriyo.
-Qudba Siro: Waa guur qarsoodi ah oo ee ay og yihiin labada is guursatay, wadaadka wax mehershay iyo markhaatiyaasha oo keliya. WAana waxa ay ku heshiiyeen labada is guursatay.
-Dumaal: Waa hab dhaqan guursi ah oo muddo soo taxnaa illaa hadana si caam ahaana ugu jira dhulka Soomaaliyeed. Waxaa uu dhacaa markii naag nin leh uu ka dhinto, waxa naagtii dumaala marxuumka walaalihiis…
-Bixinta Hablaha: Waa hab dhaqan guur ee soo taxnaa muddo dheer, illaa hadana waa
mid si caam ahaan ah ugu jira giyiga soomaalidu degto.
_____________________
-Heeranka Hablaha: Waxa uu ahaa qaab guursi hore oo hablaha soomaaliyeed iyaga oo calaf doon ah inta ay reerkooda ka tagaan bay cido kale u tagaan. Inta badan hablahaas xil weyn baa la iska saari jiray.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:00 and have
, Published at