daajis.com:-Inta
badan Raggu waa kuwa baadi goob ugu maqan sidii ay xaaskooda u siin
lahaayeen jaceyl waaran una heli lahaayeen guri ku dhisan farxad iyo
Jaceyl qalbiga ka yimaad.
daajis.com ayaa
ku siineeysa tilmaamo muhiim ah oo aad xaaskaaga uga kasban kartid
jaceyk waara kaasoo qoyskiisa farxad kusoo kordhin kara.
Waxaa wanaagsan inaad
mar walbo dareento baahida xaaskaaga haku ekaan oo kaliyah inaad u
sameyso waxa qalbigeeda kasoo go’ay oo ay iyadu kaa codsato ku dadaal
inaad wax walboo qalbigeeda ku qarsan ka dhigto wax aan agtaada ka
fogeen u samee waxyaabo badan oo cajiib galin kara adaa iiga aqoon
roone.
Waxaa muhiim ah inaad
ula dhaqanto xaaskaaga sidii qof aad xalay soo guursatay oo kale hadii
aad sanado qabto xitaa sababtoo ah marnaba kama daasho Amaanta iyo kool
kooliska.
Ula dhaqan sidii
Hooyadeed oo kale sii muhiimad gaar ah la wadaag murugada iyo farxadaha
mar walboo xaaladu ka cakir mato waxaad u noqotaa masaxe mid ka tir tira
siiyana farxad ku filan.
Haweenka lagama maro
inaad ka dhigato saaxiibkeda gaarka ah oo ay mar walbo waxa isku
qarsadaan marwalbood soo dhaweysato waxaa kusoo dhawaanaya qalbigeeda
jaceylkeedana gacanta ayaad ku dhigeysaa.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at