daajis.com:-Iyadoo dhawaan Madaxda Dawlada Soomaaliya ay dalka Sacuudiga ka iibsadeen Dumar farabadan, ayaa waxa ay Sacuudiga durbadiiba bilowday howlgalinta Dumarkaasi, Kuwaasi oo ka howlgali doonaan Guryaha, Xafiisyada iyo goobaha ganacsiga dalka Sacuudiga.
Dhinaca kale Barnaamij ka baxay Tv-ga Horn Cable ayaa Hal-doorka Dumarka Soomaaliyeed waxay si adag uga hadleen Gabadhaha Soomaaliyeed ee loo qaadayo dalka Sucuudiga.
Dowlada Sacuudiga ayaa waxaa lagu eedeeyaa inay ku tumato xuquuqda dadka shaqaalaha ah, iyadoo ay dhacdo in xiliyada qaar ay ku shaqeystaan kadibna ay u diidaan xuquuqdii ay lahaayen, Wakhtigii Dowlada Maxamed Siyaad Barre, ayaa waxaa xusid mudan in caalamka uu mamnuuc ka ahaa in gabadh Soomaaliyeed loo adeegsado qaab shaqaale nimo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at