daajis.com:- Ciidamada Amniga Jubaland ayaa soo bandhigay ninkii qaraxa ku dhajiyay gaarigii wasiirka arimaha bulshada Jubaland Macalin Maxamed Ibraahin kaas oo lala damacsanaa in lagu khaarijiyo wasiirka.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Eedaysanaha oo magaciisa lagu sheegay Cabdi khadar, Adeerna uu u yahay Macalin Maxamed ayaa sheegay in qaraxa loo keenay barqaadii uuna gaadhiga ku xidhay sideedii saac (labadii duhurnimo).
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:00 and have
, Published at