daajis.com:- Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii wuxuu kusoo idlaaday buuq iyo sawaxan ay sameeyeen qaar kamid ah xildhibaanada, Kadib markii ay Ka cadhoodeen in baarlamaanka ay hor imaan waayeen wasiirka amniga xukuumada Soomaaliya iyo taliyaha hay’ada nabad sugidda qaranka Soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Qaar kamid ah xildhibaanada oo warbaahinta la hadlay iyaga oo careysan ayaa sheegay in markale kulan toos ah uu baarlamaanka ka dhici doonin ilaa baarlamaanka hor yimaadaan Tuuryare iyo Wasiir C/risaaq.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:11 and have
, Published at