daajis.com:- Waa wiil yar oo Nigerian ah canugan hoyadi dhashay iyo aabahis ayaa iska soo dheereyay sidii bisadii kadib marki eey ku tuhmeen in uu yahay Witchcraft ama saaxir naasib xumo oo keenayo qooyska, maqluqadkan yar 8 bilood ayuu darbiyada jiifanayay isago qaawan oohintina gabay xitaa magaalada dhan qofna uma so gurman canugan oo quraafadkas ayey aaminsanyihin qofki
ka yaabo silica canugan yari haysto ayaa un wax yar uu cuno sidee eygi u tuuri jiray ilaa marki danbe eey gabartan cadaanka ah oo la yiraaho Anja Ringgren Loven oo ah gabar Danish ah oo ka shaqeeysato Africa ,eey aragto oo inta ooysay biyo siisay soona wadatay eeg sawirada ilaa dhar looga geliyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:20 and have
, Published at