daajis.com:-Waxaa jira daawooyin badan oo loo
sameeyay ganacsi ahaan oo aan la ansixin isticmaalkooda wadama badanna ka
mamnuuc ah. Waxaa loo adeegsadaa in naasaha lagu weyneeyo, ama lagu yareeyo ama
cawradu lagu yareeyo.
-Daawooyinkaas waxay leeyihiin
dhibaato weyn maxaa yeelay qaabka ay u
shaqaynayaan ayaa ah in unugyada
meelahaas ay barariyaan si markii barar u
galo ugu muuqdaan in uu weynaaday ama
cariiriyoobay.
-Waxaa kaloo jiro daawooyinka ka
hortagga uurka, kuwa ay ku jiraan
hormoonka estrgoen-ka iyo daawada niyad jabka
oo kulligoodba loogu
talagalay in si qalad ah loogu adeegsado arrimahaas
maadaama
daawooyinkaas uu ku jiro hormoonka esterogen.
-Waxaa hubaal ah daawo walba oo loo
adeegsado wax ka badalidda abuuristii
eebbe iyo dabeecaddii jirka biniaadamka
wax dhib aan ahayn ha ka sugin
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:00 and have
, Published at