daajis.com:-Kadib markii labada lamaane in mudo wada jogaan ayaa haweneyda waxa ku sii kordha kalsoonida galmada waxa eyna u baahan tahe in ay galmooto lamaankeeda ame duqeyda.
-Daraasad kasoo baxday jamaacada The Hague ee wadanka Netherland ayaa sheegaysa in Haweynka waa weyn ay macaan farabadan ka helaan raaxada galmada. marka ay ku dhawadaan sanadka 40-ka ama dhafaan xiligaas xishoodka galmada ka baaba’ayo.
-Cilmi baaristaan ayaa lagu ogaadey 85%haweenka da’da afartanka ku jira ama ka weyn ey raaxada galmada u baahanyihin ilaa 12 bishii kuwa labaatanka ku jira u baahanyihin ilaa 9jeer bishii…
-Haweenka ayaa tilmaamay in da’da afartanka ku helaan raaxada macaankeeda ayna helaan qibrad taasi oo eysan helin xiliga da’a laatameyda ku jirto..
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:00 and have
, Published at