daajis.com:-Waxaan halkaan uga hadlaynaa sidee la isaga daaweeyo biyo baxa deg deg ah.

Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo-baxa “SSRIs” waana daawo ah lidka-diiqada iyo welwelka. waxaa kaloo jira bamaato kabuubiso (Lidocaine) ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:30 and have
, Published at