daajis.com:-Waxaa jira arimo badan oo ay haweeneyda si dabiiciyan ay u sameeyso balse taasi cariirineysa oo dhibeeysa ninka isla markaana keeneysa in dood labada lamaane dhex marto .
Hadaba gabaryaheey iska ilaali arimahaan si dood idin dhex marta aad uga fogaataan adiga iyo xabiibkaada .
* In aad dhaleeceyso isaga oo isku dayaya in uu ku caawiyo .
* In aad dhibtid kuna badisid su`aalaha .
* In aad ku dhaleeceeyso daawashada ciyaaraha .
* Hadii cubur uu dareemayo oo hadalka ka jawaabeyn adna aad kua adkeeysaneyso in aad ogaato waxa ay yihiin waxa dhibaya .
* In aad dhaleeceeyso sodohdaada.
* In aad meel waliba ku baacsato oo aad dooneyso in sidii hooska oo kale u daba socotid (qoorteyn).
* In aad nafta uga qaado su`aalo la xariira in uu ku jecel yahay iyo in kale .
* In aad hadal badan tahay .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:00 and have
, Published at