daajis.com:-Dhunkashadu waa
qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah nolosha waana furaha koowaad ee
macaanka raaxada haddii laga tagana waxaa hubaal ah in noloshaas aad
dhisayso aysan nah yeelanayn ama dha-dhanku ka duulayo(ka dhumayo).
Si
aad iskaga ilaaliso qaladaadka ka imaada aqoon la'aantaada dhunkashada
isla markaana aad u dhistid xiriir tayo leh waxaan kuusoo gudbinaynaa
talaabooyinka muhiimka ah ee ay tahay in aad qaado si aad ugu guulaysato
dhunkasho macaan badan anaga oo ku xijin doona qaababka loo dhunkado
lamaanahaaga adigoon waalayn ama aan qaribaad geysan.
Shan ilaa lix qodob oo muhiim ah ayaan soo bandhigaynaa waxaana lagaa rabaa:
1) Tusi in aad xiisaynasid:
waxaad soo saari kartaa calaamado mujinaya in aad rabtid dhunkaso, adigoon u soo dhaqaaqin aad samaysid ama aanba afka ka oran.
Dhugo ama eeg
si degen qofka kale bishimihiisa ama dibnihiisa dibnahaaga ama
bishimahaaga ha xirin fur kana dhig kuwo jilicsan hana wada furin si
debecsan u kala fur oo aad dibintaada hoose gaari kartid.
Afkaaga dhaq-dhaqaaji dibnahana is marmari si aad ugu kaalmaysid jiljieecin
2) Jebi waxa idiin dhexeeya
hadaad is
leedahay waxaad tahay geesi hal dhunkasho oo gacanta ah iyo wixii la
mid ah ayaa jebin kara daboolka haddii aad gabar dhunkanaysid gacanteeda
soo qaad si tartiib ah dhanka afkaaga ugu soo aadi ka si xariifnimo ah
dibnahaaga u saar dhanka danbe e gacanteeda. 3-4 seken ayaa kugu filan
inta aadan ka qaadin.
haddaad wiil
dhunkanaysid ku soo foorarso oo dhabanka ka dhunko dibnahaaga ha
ahaadaanoo kuwo debecsan ha u dhaqmin sidii adoo dhunkanaaya caruurtaada
ama waalidkaa. u badi dhanka u dhow dibnihiisa.
_____________________
3) U bedel habkaaga mid rabitaan iyo kacsanaani ku jirto:
Sii lamaanahaaga naftaada ooo idil iskuna bedel daacad dhamaystiran oo doonaysa in wax loo qabto.
Si wanaagsan u
dheh in aad rabtid baashi codka hoos u dhig indhahaagana xir. tani kali
ah ma keenayso in aad dareen qoto dheer aad xambaarsantahay xitaa waxay
kicinaysaa dareenka qofka kale. wuxuu isku dayayaa in uu kuu soo
dhowaado si uu kuu maqlo.
Si aad ah u
dhaqan xoogana saar waxyaalaha hoose sida adoo dhahayo waad
qurxoontahay, indhahaaga waa isoo jiiteen, qosolkaaga waan ka helaaa,
maba aaminsani in aan ku haysto ma runbaa ma ku haystaa.
4) Haday dhammaan kuu shaqayn waayaan si dadban u waydii:
waxaan ka jeclaan lahaa ma jirto dhunkashdaada, gacaliye/gacaliso soo dhowow waan ku dareemayaa i dhunku ugu horayn iwm...
5) Dhunkashda ku bilow:
Wax waqti ah ha ku dhumin wax kale mar alaale iyo markaad dareento lamaanahaaga in uu u tafa xayta baashaal iyo baashi.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at