Ha u dhaqmin sida labo xayawaan oo isku soo boodaya ee ku dedaal in aad nadiifiso afkaaga , maxaa yeelay afka waxa laga helaa bacteria fara badan lehna 500 oo nuuc iyadoo 50% kiiba ay ku jirto carabkeena,kataxadar in aad qaniinto lamaanahaaga carabkiisa.
Waxa maalin kasto galmo sameeya kudhawaad 100 million oo lamaane daafaha dunida , taasi oo la micno ah in 65,000 lamaane ay sida saxda ahi u samynayaan hada .
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEi7ldUtIYP3IVMY0v6X3pDLZ8UwUsj564TPeHHYktPVzmMl5-JyUuS7xAsqyfMIeHbjlGz5f1ktqLrAMybE3TPeG_LxF8RCEXT_oog9XlR2kH92FeqfJN44_wNUu9Swt79ujTm50LKgspI/s320/telfoon.jpg)
Kadib ciyaarta macaan waxaa wanaagsan in aad qabeysato oo aadan iska hurdin , waxaana inta badan nadaafadani hor bilaaba hablaha oo la sheegay in ay aad ugu dedaalaan , iyo bedelida go’a sariirta.
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:30 and have
, Published at