daajis.com:-Qubarada ku xeel dheer nolasha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada lamaane ugu fiican yahay xiliga aroortii, ayadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeydka sameeya ay ka caafimaad badan yihiin dhigooda kale.
Waxaa la tilmaamay in lamaanayaasha subixii noolasha sameeya in jir kooda uu gubo 300 oo tamar maadaama uu jir kooda uu firfir coon
yahay.
Baaritaano ayaa sheegay in hormone-ka jirka haweynka xilliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweynka uu ka dhigayo mid ifiya halka ay timo qur xoona ay helayaan.
Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu labo jibaar ka xaraarad badan yahay kan xiliyada kale dhaca .
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:00 and have
, Published at