daajis.com:-Ha ka joojin macaantaada iyadoo oo raaxda qaadanaysa ka hor inta aadan qanqaniinin dhegaha qoorta iyo garbaha iyo qeynabaha kale ee jirkeeda .
Ha iska dhega marinin in aad u salaaxdo goobaha aad u wada baahan tihiin in aad ka qaadataan dareenka , hana ku ordin kaliya meelaha galmada laga ciyaaro.
Hawada saarin miisaankaaga oo dhan lamaanahaaga /taada kolka aad ku dul jiifsanayso waa in aad ka taxadartaa in aadan kuwada dulhabsanin , waxa aad ku cadaadinaysaa in ay awoodi weyso neefsiga .
Hasameynin ciyaarta sariirta iyada oo aanan raali ka ahayn , waxa aadna ku ogaaneysaa marka hore adiga oo baashaalinaya markaa ayaad ka ogaaneysaa haddii ay kula wado waa ka raali.
Ha aamusnaanin oo hadal macaan u sii bilaaw sida “sifiican ayaan kuu dareemayaa” waxa ayna cusbo kusii dareysaa ciyaarta macaan ee aad wadaageyseen.
Ha iloobin in aad Sameeyso farsamooyin kala duwan oo xaraarad u yeelaysa macaanka sariirta , hana ilaabin luqada xamxam ta oo ah luuqadda loo adeegsado kulankaasi oo kale.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at