daajis.com:-Ma dooneysaa gabaryaheey in aad ogaato waxa uu jecel yahay ninkaada marka kulanka naxariista lagu jiro ? hadaba qaado talooyinkaan .
1- Xamaasad(Hamuun) ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay ahaato mid u kulul sameeynta kulanka , hana dareensiin in aad kulanka u sameyneyso isaga dartiis kaliya .
2- Khiyaao Cusub : ninka waxa uu jecel yahay in naagtiisa uu ka dareemo in ay diyaar u tahay in ay isku dayayso marba in hab cusub ay nolosha sariirta ula qeybsaneyso , isku soo duub muhiimada waxa ay tahay in haweeneyda soo hindisto dareemo cusub oo uu horay kaaga arag .
3- Amaan : inta badan waxaan aaminsanahay in haweeneyda kaliya tahay midda u baahan amaanta ee sidoo kale ninka waa uu jecel yahay ee u samee si gudashada shaqadiisa u ahaato mid aad u sareeysa .
![](https://blogger.googleusercontent.com/img/b/R29vZ2xl/AVvXsEhNE54M4AVa48r_cEN2D1s5-rhqZtnZwzDxBiRlRG5ykB_UCNhiyeIQGRJW0n27wDH_tiCi29p7Xhi4DyqSdJSQcg_x3v752ug_gBDe99Yz4-oqrFQxjjq9thvFnu0o8gmr2gtMaPplwQA/s640/56erdf574754Ote.jpg)
5- In Ay Isku Kalsoon Tahay : ninka aad ayuu u jecel yahay in haweeneyda ay isku kalsoon tahay xishood la`aan ay wax ula wadaagi karto ninka muhiimada waxa ay tahay ragga ma jecla in mugdi ay ku sameeyaan ciyaarta .
6- Ka Fikiridda Kulanka Sariirta : haweeneyda ka fikirta kulanka sariirta waxa ay si wacan u garaneysaa sida ay ninkeeda ugu farxad gilin karto sariirta , in aad u muujiso qaab xariifnimo ah in aad rabto in aad hawada wada gashaan xilli isaga oo daawasho Tv-ga ah ku jira , ugu dambeyn caqliga ayaa ah isha awoodda galmada .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at