daajis.com:-Naaska raaxada guurka ma saamayn weyn ayuu ku leeyahay dhinaca ninka???
Taas waxay u noqonaysaa nafsiyaadka ninka ninba wax buu ka helaa nin waxaa jira jecel naas weyn nin midka kalana maba jecla naas weyn bal hadduu arko naas weyn kacsigaaba ka tagaya, waxaa muhim ah inuu meesha wax ku yaallaan ee eeysan ahayn dhul garoon ah.
-waxaa kutubta taariikhda ku qoran in Xajjaab bin Yuusuf wiilkiisa u rabay gabar qurux badan loo guuriyo wuxuu u diray nin khabiir ah ninkii ayaa
soo laabtay wuxuu yiri waan soo helay naagtii aad ii dirtay laakin naasaha ayay ka weyntahay Xajjaab baa markaa yiri : Naag quruxdeeda ma dhamaystiranti markii ay naaso weyn leedahay mooyee, marka sida nimanka ay u badan yihiin waa naaso waaweyn , niman way jiraan jecel naaso yaryar laakin waa yaryihiin..
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:30 and have
, Published at