daajis.com:-Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa.
Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo farxadeed.
Mararka qaar qaniinyada haweeneyda mid adag ayay noqon kartaa oo jirka ninka ayay ka sii muuqan kartaa balse taas haween dhif ah aya heerkaas gaarsiisaa.
Haweeneyda kaliya ma sameeyso qaniinyadaas oo ragga waa sameeyaan balse waa mid ka qafiifsan midda haweeneyda iyadoo uu u adeegsado qaniinyada habka istiiminta iyo kicinta haweeneyda.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at