daajis.com:-Ginseng waa geed aad u daran oo dacbiici ah oo guud ahaan jirka awood u keena gaar ahaan dhinaca galmada.
-Waxaa loo isticmaali karaa qaabab kala duwan sida shaah oo kale inta loo kariyo ayaa la cabbaa, ama waxaa lagu dari karaa malab, kadib rooti iyo iwm. baa lagu cunaa.
-Saamaynta geedkan dhinaca galmada waa mid aad u daran ragga isticmaalo waxay dareemaan kacsi daran iyo waxtar weyn oo ay ku qancin karaan xasaskooda, geedkaan waxaa laga keenaa dalalka shiinaha, kuuriya iyo maraykanka.
-Ginseng wuxuu siinayaa ninka awood kacsiyeed oo naagta lagu hogaamin karo ilaa ay ka biyabaxdo. Geedkaan hadaad isticmaasho markasta iyadaa ka hor biyo bixaysaa taasina waxay keenaysaa inay si fiican u qanacdo.
Hadii aad rabto waxaad helaysaa geedkaan oo kiniini ahaan u samaysan laakiin waxaa ka hoboon inuu dabiicii yahay oo isagoo sidiisa ah aad soo gadato.
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at