Baaritaano la sameeyay
ayaa lagu ogaaday in %75 haweenka aysan gaarin gariirka galmada(macaanka
raaxada) waxa ayna qubarada ku xeel dheer nolosha qoyska u cuskadeen in tani ay
sabab u tahay arimahaan soo socda.
iyada oo ka cabsi qabta in
ay ka baxdo qadka: haweenka si weyn ayay uga baqaan in ay banaanka soo dhigaan
dareemahooda ee ay ka helayaan macanka raaxada xiliga ay socoto ciyaar
sariireedka taasina waxa ay ku qasabtaa in ay aysan helin gariirka galmada maadaama
ay ku jiraan is caburin dhanka dareemaha ah.
In
aysan isku kalsooneen
ama ku kalsooneen dhismaheeda banaanka: haddii maskaxdaada mashquulsan
tahay oo
ay ka fekareyso waxa uu ninkaada ka aamisan yahay hab dhismeedkaada
dibada ama
in aad iso weydiineyso in ninkaada siineyso macaan oo uu dareemayo
raaxadada ,
hadaba ogaaw hadii maskaxdada waxa ay doonto mashquul haku ahaatee in
marnaba
aadan heleyn raaxo garabryaheey Ee Muhiimada ka dhigo in ninkaaga aad la
qaadato waqti macaan badan si aad u gaarto gariirka galmada iyo
jaceylka dhabta ah.
Waxaan kula talinaynaa in
dareemahaada aadan qarin xiliga ciyaaraadka una sheeg ninkaada si wleiba oo aad
dareen ku heli karto maadama haweenka ka dareen adag yihiin ragga .
Xigasho:Shumis.net
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at