daajis.com:- Mucjisadaani oo daawashadeedu ay isugu soobaxeen Boqolaal qof ayaa waxaa lagu arkay Magaalada Cadaado.
Mucjisadaani oo u muuqaal eg neef ka muuqaal duwan kuwa kale oo leh laba madax iyo Sideed lug kaasi oo meydkiisa lagu arkay mid kamid ah wadooyinka ugu caansan magaalada Cadaado.
Dadka daawashada mucjisadaani isugu soo baxay ayaa is weydiinaaya waxa ay Mucjisadu tahay, balse waxa ay gabi ahaantooda isu raacen inuu yahay neef ari oo yar.
Mucjisadaani ayaa muujineysa awooda alle waxa ayna qeyb ka tahay Mucjisooyinka ugu badan mudooyinkaani kusoo badanaayay dalka Somalia.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at