daajis.com:-Xaaskaaga oo ah Hanti tan ugu qaalisan ee Alle kuu
hibeeyey ayaa waxaa muhiim ah inaad xanaanaysato ilaashato oodan marnaba
dayicin , Si aad xaaskaaga qalbigeeda u ilaaliso ka feejignoow labo arimood.
Daajis ayaa kusoo bandhiheysa qodobadaan waana kuwa caado ka dhex noqday Soomaalida dhexdooda , saaxiib isku day inaadan xaaskaaga ula dhaqmin sidii xayawaankii oo kale waxa ay leedahay dareen iyo go,aan sahlan.
Ha Oran xaaskaaga mararka aad is qabataan ereyo
qalbigeeda jabin kara sida adiga oo mararka qaar ka badsha canaanta waxna ka
sheega qaab dhismeedkeeda waana tan inta badan ciilku kaa keeni karo dhib weyna
iyada ku ah .
Tan xigta si walbood iskugu dhacdaan saaxiib isku
day inaad wajigaaga fur furto mararka aad ku dhexd jirtaan bulshada hasoo
bandhigin waxa idinka dhaxeeya xitaa hadii ay caruurtiina idinku dhex jiraan.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at