6 Hab Ee Ugu Macaan Ciyaarta Sariirta, Raaxo Waali Ah Ayaa Ku Jirta (Digniin Ha Akhrisan Hadaadan Xaasle Aheyn)

6 Hab Ee Ugu Macaan Ciyaarta Sariirta, Raaxo Waali Ah Ayaa Ku Jirta (Digniin Ha Akhrisan Hadaadan Xaasle Aheyn)


Habab kala duwan ayaa lagu helaa macaanka gariirka galmada , iyadoo ciyaar sariireed isu dheeli tiran lagu heli karo hababkaan soo socda.


Qaabka Faarisiga ah : Habkaan haween waliba waa ay jecel yihiin , waa hab haweeneyda u ogalaaneysa in ay iyada ahaado qofta ka mas`uulka ah cayaarta , waana in ninka uu ku jiifato dhabarkiisa halka haweneyda ay iyada sara mareyso.


Habkaan haweeneyda iyada ayaa is maamuleysa halka gacamahedana ay saareyso xabadkiisa , waxa uu ninka sidoo kale sii xoojin karaa xaraarada kacsiga lamaantiisa maadama uu ku cayaarayo labada naasood .



Habka caalamiga ah ee caadiga ah: waa hab inta badan la isticmaalo , haweeneyda ayaa dhabarkeeda ku seexaneeysa iyadoo labadeeda bowdana kor u qaadeysa , waxa ayna tani sahleysa in shumis kulul la is weydaarsado iyadoo howshu socoto .

Habka galmada fog: habkaan galmada waxa ay ka dhigeysa mid xiiso oo xaraarad kulul leh , waxa ay haweeneyda ku jiifaneysaa dhabarkeeda iyadoo gacmaheeda ku soo qabaneysa madaxiisa , waxa ayna labadeeda bowdo ku qabaneysaa oo ay ku dhajineysaa xabadkiisa (geesaha labada kili).

Habkaan waxa ay ninka iyo naagta u sahleysaa in macaan fog ay helaan , balse ogaaw haweenka cayilan iyo kuwo uurka leh waa ku adag tahay in ay sameeyaan habkaan.


Habka Fool Ka Foolka Ah: habkaan waxa waaye in haweeneyda ku fariisato sariirta geeskeeda ama kursi balse waxaa muhiim ah in fadhigas uusan ninka ka dheereyn joog ahaan.

Habka Cagta : haweeneyda waxa ay ku jiifaneysa kursi ama miis iyadoo sara u qaadeysa lugaheeda halka ninka uu isagu oo taagan uu jugta sameynayo isla markaana uu isaga kor u qaadanayo marb hoos uu u dhigayo bowdadeeda.


Habka fadhiga Gadaalka ama dambe : habkaan waa qatar ninka waa uu jiifanayaa halka haweeneyda ay ku kor fariisaneyso balse waa in dhabarkeeda ku aadanaa wajigiisa iyana ay eegeyso cagahahiis.

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada