Ajaanib ku dhaawacantay dab ka kacay Hotel Hargeysa ku yaal

Ajaanib ku dhaawacantay dab ka kacay Hotel Hargeysa ku yaal

daajis.com:- Muwaadin u dhashay dalka Yeman ayaa ku dhaawacmay dab xalay ka kacay Hotel ku yaala magaalada Hargeysa xaruunt maamulka Hargeysa.

Muwaadinka u dhashay Yeman, ayaa dhaawacmay markii uu isku dayay inuu kasoo boodo qeybta sare ee Hotelka, si uu uga badbaado Dabka halkaas ka kacay.

Dabkan oo kacay xili saqdhexe ah, ayaa markii dambe waxaa damiyay Gawaarida dab damiska oo usoo gurmaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada