daajis.com:-Hadaba hadii aan sii guda galno qodobkaan xasaasiga ah ayaa waxaa muhiim ah in aad xilliga galmada ka hor aad sameyso waxyaabo lama huraan ah sida taabashada dabacsan aad ku sameeneyso gacalisadaada, ayadoo taabashada laftigeeda ay mudan tahay in la ogaado meesha mudan in laga billaabo hadaba raac tilmaamahaan si aad gool-ka si fiican uga dhaliso gacalisadaada raaxada uga dharagto.
ka billaaw taabashada labadeeda gacmood adigoo gaarsiinaya ilaa garbaheeda kadib waxaad ku xijisaa dhanka sare adigoo salaaxaya qoorta macaantaada uguna daraayo dhunkasho ama shumis inta ka dib hoos uga soo dhaadhac taabashada adigoo ku xijinaya in labada naasood dhexdoodo salaaxaya shumiskana mar walbaa uu la socdo.
waxaa intaasi ka dib muhiim ah in aad taabashada kasoo bootiso naasaha adigoo ka hormarinayo labadeeda cajirood ilaa gadaasheeda dhanka misigta ama birida, intaasi ka dib waxaa kuu fududaaneyso in ay naasha ayada ku la soo aado ayadoo kugu soo riixeysa intaa kadib adi ayaa lagaa rabaa in ay hoosha soo gaartay meeshii larabay waxaana muhiim ah in taabasho qafiif ah ku billaawdo labada naasoo inta u dhaxeesana shumis aad ku wado markii aad intaasi sameyso waxaa lasoo gaaray gabagabada sheekada waxaa si toos ah u billaabanayo kulanka adag ee u dhaxeeya xubnaha tarabka haweeneeda iyo ninka.
Kulanta waxaa sidoo kale muhiim ay taahy in aad barato qaabka aad ku wadeyso maxaa yeelay hadii aanu nahay shabakada casriga ah ee daajis.com waxaaan rabtaa aqristayaasheena in aan waxbadan uga faa’iideeno arinkaan muhiim ah cinwaankana aan uga dhiganay sidee gacalisadaada raaxada galmada uga dharjin kartaa?
Waxaa lagaa doonayaa nin yahoow kulanka adag markii oo billaawdo kadib cayaarta in aad u wado si dagdag ah oo ayna gacalisadaada kaa dareemin caajis oo waxaa lagaa doonayaa in aad ku boobsiiyo guska adigoo sameynayo gilis iyo kabixis dagdag ah hadii kale ee aad si tartiib ah u isticmaaho galmada waxaa dhaceyso in ay kaa caajisto gacalisadaada, waa in aad u isticmaashaa mooga iyo kasha oo kale ayadoo ay kuugu jirto sisin waxaa lagaa doonayaa sidii aad sisinta saliida cayoow uga keeni laheyd oo kale in aay u isticmaasho galmada markaasi waxaa dhaceyso in ay gacalisadaada kaa qanacdo kana dharagto macaanta galmada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:00 and have
, Published at