daajis.com:-Waxaa jira haween badan oo laga cararo in lala sameeyo kulanka macaan ee naxariista taasina ay sabab u tahay arimo ka imaanaya xaageeda ee hadaba daajis taladaan ay ku siineyso qaado.
Arinta ugu horeeysa ee uu ninka neceb yahay isla markaana fashil ku keeneysa ciyaarta sariirta ayaa ah haweeneyda oo aan daryeelin nadaafada jirkeeda .
Xishoodka tirada badan ee laga bad badiyay waxa ayna taasi keenieysaa in ninka uusan awood u yeelan in uu taabto jirkeeda ama uu arko , waxa ayna ka yeeleysaa haweeneyda noocaan ah in ninka uu awood u yeelan waayo in u dhameystirto ciyaarta .
Marka haweeneyda ay muujiso in ay necbeysaneyso arimo odayga uu sameynayo xilliga ciyaarta.

Ninka ma jeclo haweeneyda aan hinsadaha ciyaarta wax ku soo darsaneyn oo xitaa hal mar xod xodasho sameyneyn ama u muujineyn odayga in ay u kulashahay caawa .
Ogoow ma tihid gabaryaheey dhagax ee shaqada qaran dhankaada ka cab .
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at