daajis.com:- Sawirkaani ayaa kusoo beegmay xili ay abaaro ba’an ka jiraan qeybo kamid ah dalka, waxa uuna Sawirkaani muujinayaa Mas’uuliyiin shandado lacag ah u sida Hiiraan si loo dhameeyo qorshaha laga leeyahay dhismaha Maamulka cusub ee loo dhisaayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
Shandadahaasi ay ku jiraan lacagaha Dollar-ka ah ayaa waxaa barbar socda Qoysas masaakiin ah oo la itaal daran abaaraha iminka ka taagan Gobolada dalka kuwaasi oo la balamiyay arrimaha maamulka cusub kadib.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:29 and have
, Published at