DAAWO:- Axmed Cali Cigaal oo Soomalida iyo C.wali Gaas uga yaabsaday Heesta Beesha Caalamku waa Tuma ?

DAAWO:- Axmed Cali Cigaal oo Soomalida iyo C.wali Gaas uga yaabsaday Heesta Beesha Caalamku waa Tuma ?

daajis.com:- Fanaanka Soomaaliyeed ee Axmed Cali Cigaal ayaa Soomaalida uga yaabsaday hees la magac baxday BEESHA CAALAMKU WAA TUMA ? Isagoo ka qaaday soo dhowayn madaxwaynaha maamulka Puntland loogu sameeyay Minnesota, “Horta aan Is Baranee Isbaranee, Beesha Caalam waa Tuma, Bal aan idin Su’aalee Bah-wadaag Miyaan Nahay”


Waxaa lagu sheegay inay tahay Beesha Caalamku Gumaystayaashii Soo maray Soomaaliya “Gumaystihii Ban’aa ee Beri Hore nasooo maray, Kuwii buugta laga Qoray Beesha Caalamka Weeyaan”

Sidoo kale waxaa heesta si gaar ah Loogu Xusay Dhibaatadii ay u gaysteen Bulshada Soomaaliyeed. “Sow kuwii Badh naga mid ah Itoobiya ku Biirshoo, NDF-diina Bixiyoo, Jabuutina Banaandhigay, Horta aan Is Baranee Isbaranee, Beesha Caalam waa Tuma, Bal aan idin Su’aalee Bah-wadaag Miyaan Nahay”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada