DAAWO: Ciidanka Siiraya oo dagaal Xoogan ku qabsaday magaalada Palmyra

DAAWO: Ciidanka Siiraya oo dagaal Xoogan ku qabsaday magaalada Palmyra

daajis.com:- Ciidamada madaxweynaha Suuriya Bahsaar al-Asad ayaa qabsaday magaalada taariikhiga ah ee Palmyra iyo Ruushka oo duqeyn ku caawiyay.Ruushka ayaa sheegay in duqeyntan uu ku dilay in kabadan boqol katirsan dagaalyahanada ISIS.



Wararku waxay sheegayaan in wali xabado laga maqlayo dhanka bari ee magaalada inkastoo lagu soo waramayo in dagaalyahanadii ISIS isaga baxeen magaalada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada