daajis.com:- Wariyeyaal u dhashay dalka Australia ee doonayay inay warbixin ka diyaariyaan xaaladda qaxootiga ku soo qul qulaya dalka Sweden ayaa waxaa weeraray dhalinyaro Soomaali ah oo ku nool xaafadda Rinkepy oo ka tisan magaalada Stockholm ee dalka Sweden.
Wariyeyaashan u dhashay dalka Australia ayaa sheegay markay cagta soo galiyeen xaafaddan lagu bilaabay in la weeraro, iyadoo ninkii kaamariistaha u ahaa goobtaasi lugtiisa gaari la dul mariyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at