Daawo Flim ka tarjumaya Xaqiiqda ka jirta Islii “Mooge iyo Mukhalas iyo Gabdhihii Buufiska “Top Flim”

Daawo Flim ka tarjumaya Xaqiiqda ka jirta Islii “Mooge iyo Mukhalas iyo Gabdhihii Buufiska “Top Flim”

daajis.com:- Film kani cusub oo Tvga SOM SAT  Soo ban dhigay ayaa Ah Film qiiro Leh Oo ku sab san Dhalin yarada Buufiska Ku qafifay,lakiin waxay cadeyn u tahay Dhalin Yaro badan oo doonaya Inay bada Ku galaan Noloshoda Kuna Mineeyaan.


Film kani lagu magacabo”Mooge iyo Mukhalas”Waxana Jilaya Dhalin yaro soomaaliyeed film kani waxa lagu jilaya Magaalada nairobi waxana uu ka Turjumaya Qawaaci badan ka Jira Gudaha dalka Soomaaliya , Dalka Kenya iyo dhalin yarada wadamada Qurbaha Qalbiga Ku haya.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada