DAAWO:- Gabar Soomaaliyeed oo kashiftay Sababta Ragga Somaaliyeed ay ugu liitaan Galmada Lamaanaha “Muuqaal Hor leh”

DAAWO:- Gabar Soomaaliyeed oo kashiftay Sababta Ragga Somaaliyeed ay ugu liitaan Galmada Lamaanaha “Muuqaal Hor leh”

daajis.com:-Muuqaalkaan ayaa waxa soo bandhigtay Aqoonyahanad Soomaaliyeed oo sitoos ah ugu sheegtay Ragga Soomaaliyeed in ay Qaarkood ku fashilmeen dhanka Nolosha ama Ciyaarta Sariirta taas oo ay ku sheegtay in Ragga Soomaaliyeed ayba ka xishoodaan Xaasaskooda Xalaasha ah .


Haweeneydaan ayaa sidoo kale waxa ay sheegtay in Ragga Soomaaliyeed ay meelo fara badan ay aad uga liitaan taasina ay ku keenayso haweeneyda xaaskiisa ah in ay Ciil dartii ay Caruurta ku furato mar hadii uu ku dhaco Galmo burbur iyadoo anan ka helaynin Seygeeda qancin Rasmi ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada