Daawo Muuqaal:- Yaabka dagaal dhex maray 10 Libaax Vs 1 Maroodi oo nafta u yaabay (Yaa la cunay ? )

Daawo Muuqaal:- Yaabka dagaal dhex maray 10 Libaax Vs 1 Maroodi oo nafta u yaabay (Yaa la cunay ? )

daajis.com:- Qiso mucjiso ah ayaa ka dhacday dalka Sambia ka dib markii in ka badan 10 Libaax ay isku dayeen inay qaarajiyaan ama maalin cad ku qadeeyaan hal Maroodi oo ugu dambeyntii u baxsaday dhanka wabiga in kastoo kaartada ay ka xumaatay waliba uu dib u soo laabtay.

Maroodigaan ayaa nafta u yaabay maadaama Libaaxyada inta badan ay ka qaniinayeen dusha sare iyo Lugaha balse wuxuu nasiib ku yeeshay asaga oo dhaawacmin ayuu dhanka biyaha wabiga u fakaday in kastoo malaga uu dib u soo celiyay (Part 2 Coming Soon) !!



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada