Daawo Sawirada:- Alshabaab oo soo bandhigay Hubka & Gaadiidka ay ku qabsadey Weerarkii Laanta Buuro..

Daawo Sawirada:- Alshabaab oo soo bandhigay Hubka & Gaadiidka ay ku qabsadey Weerarkii Laanta Buuro..

daajis.com:- Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigay Gaadiid Dagaal oo ay sheegeen in ay ku qabsadeen Dagaalkii Habeeyn hore ka dhacay Degaanka Laanta Buuro Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Dagaalkii ka dhacay Degaanka Laanta-buuro ee hoosyimaada Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Al-shabaab waxaa ay sheegeen in ay ku dileen 73 Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda.


Halkaan Hoose ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada