daajis.com:- Muuqaal lasoo dhigay baraha bulshada ayaa dhaliyay dood iyo buuq kadib markii seddax nin oo caddaan ah ay ku sharadameen toogashada Libaax, waxayna arintaan ka dhacday dalka South Africa.
Seddaxdaan nin oo heybta ay kasoo jeedaan la garan ayaa ku bixiyay 15,000 euros sidii ay u toogan lahaayeen Libaaxaasi oo mid ka mid ah uu la haleelay rasaas labo jeer ku dhacday.
Prince William, amiirka qofka labaad ah ee leh dhaxaltooyada boqornimada dalka Britain ayaa sheegay in aan wax la aqbali karin ay tahay dilka xawayaanka, gaar ahaan Libaaxa, wuxuuna ku baaqay in la joojiyo dilka iyo ganacsiga sharci darada ee xayawaanka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:39 and have
, Published at