daajis.com:- Maamulka iyo Saraakiisha Gobolka Banaadir ayaa jaray maandooriye lagu beeray kaam ku dhex yaala Degmada Hodan ee Gobolkaasi Banaadir.
Maandooriyahaani ayaa waxaa meesha ku ilaashanaayay Xubno ka ganacsada Maandooriyaha oo ku dhex nool Kaamka.
Maandooriyaha oo xashiish ah, ayaa ujeedka ahaa in lagu xanaaneysto Xerada si markii uu koro ay xubnahaasi ugu anfacaan.
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir General Cali Xersi Barre 'Cali Gaab', ayaa sheegay in maamulka iyo Saraakiisha ay u gaarsanayaan meel waliba oo lagu beero maandooriyaha.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at