daajis.com:- Tahriibahaan oo 26-jir ah islamarkaasina lagu magacaabo Ibraahim Cabdule, kana soo jeeda Koofurta Sudan, ayaa kaarto walbo iyo qaab walbo u tijaabiyay sidii uu ku geli lahaa Yurub
Tijaabadii ugu dambeysay ee uu Ibraahim sameeyo , ayaa ahayd inuu Gaari xamuul ah hoos uga dhagay, si uu u galo Yurub, balse ma shaqeyn oo waa lasoo celiyay.
Tijaabo kasta kuma uusan guuleysan Cabdulle, waxaana uu wali ku sugan yahay dalka Griigga oo uu kasoo galay dhanka badda.
“- Wax mustaqbal ah kuma haysto Griigga, waxaan jeclaan lahaa in aan mar uun tago Fransiiska ama Norway”, ayuu yiri Ibraahim.
Halkaan ka daawo Sawirada:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at