daajis.com:-Wariye
cabdihafid Maxamud Oo Ka Mid Wariyasha Arimaha Bulshada Sida weyn
Diirada U sara ayaa Soo ban Dhigay barnaamuj layaab Iyo Argagax Kunoqday
Shacabka Soomaaliyeed Ee Dawanayey.
Iyadoo
Horay U baxay Qeyb barnaamujkani ka Mida waxa Xalay lagu Soo ban dhigay
Qeynti labaad Ee banamujkani iyadoona Ka Qeyb gashay gabar Sheegtay
Inuu caruurteda Kufsaday Ninkeeda.
Kadib waxay sheegtay In dalka Ay Kogta Maxkmada Ku Amartay Gabarta Inay Iyadu tahay Qof Walan aysana Macqul ahayn dhacdadani.
Hadab Video barnaamijkani Hoos Ka Daawo Part2.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at