daajis.com:-Warbaahinta Holland ayaa si weyn u hadal haaya fadeexad qabsatay Duqa magaalada Amstelveen Fred De Graaf, kadib markii uu magaaladiisa kusoo dhoweeyay Boqorka iyo Boqorad Maxima maalintii loo dabaal degayay boqortooyada, waxaana la arkayay duqa Amsterveel oo dabada Boqorada salaaxayo xili ay duubayeen Kaamirooyinka.
Fadeexadan ayaa noqotay tan ugu hadal haynta badan wadanka Holland, warbaahinta Holland ayaa ku kala qeybsantay tabinta dhacdadan oo tilmaamaysa qaarkood in si toos ah u u salaaxayay qeybta danbe ee boqoroada iyo in uu gacantiisa ay u dhowaatay.
Wariyeyaasha ayaa aad u baadi goobaya Duqa Amstelveen oo diidan in uu horyimaado Wariyeyaasha, isagoo ka dhuumanaya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at