daajis.com:- Heshiis ay wada gaadheen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) madaxweynaha maamulka Jubba oo in muddo laga shaqeynayay, isla markaana uu ka muuqda tanaasulaad fara badan ayaa shalay ugu danbeyn lagu soo bandhigay kulan ka dhacay magaalada Kismaayo.
Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Axmed Madoobe, Xildhibaano ka tirsan DFS, waxaa sidoo kale ku sugnaa xubnihii
siyaasiyiinta beesha Sade, waxaaana heshiiska uu ka koobnaa 10 qodob.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at