daajis.com:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal waraysi lala yeeshay safiirka cusub ee kenya u fadhiya Soomaaliya Amb: Jamaal Maxamed Xasan oo xilka la wareegay sanaddii la soo dhaafay.
Waraysigan ayaa su’aalo badan laga waydiiyay sida uu ku helay xilkan safiirnimo, shaqada uu safiir ahaan qabto, dhulka ay hadda degantahay safaaradu cida leh iyo xiliga ay ku wareegayaan Dhulka safaarada rasmiga ah ee soomaalidu ku leedahay wadanka kenya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at