daajis.com:- Gabartaan oo sheegtay in aytahay nin doon maxaase kukalifay arintaasi gabadhani waxa ay leedahay wali nin lama hadlin shukaansina iskuma dayin waa arin layaab leh
safarka dheer ee ay dumarku ugu jiraan raadinta inika ugu haboon ee ay nolosheeda la wadaagi lahayd inta ka dhiman ayaa ah mid aad u dhib badan iyadoon haweenaydu ay dhibaato badan kal kulanto xulashada xabiibkeeda mustaqbalka
Sikastaba ha ahaatee daraasad iyo ra,yi ururin la sameeyay ayaa lagu sheegay in 7 arimood nimanka lagu arkaa aysan haweenku marnaba u qurshaynin in ay nolol la wadaagto amaba ay nafteeda ku aaminto
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:30 and have
, Published at