Daqiiqad muuqaal argagax leh oo laga qabtay shaqaale dhismo: Video+Sawirro

Daqiiqad muuqaal argagax leh oo laga qabtay shaqaale dhismo: Video+Sawirro

daajis.com:- Shaqaale dhismo oo ku guda jiray burburin dhismo dabaq ah oo taagan derbigii uu duminayay, kaasoo ah mid laga argagaxo, waxaadna kusoo xusuusineysaa sheekaddii Cigaal Shiidaad ee geedkii uu saarnaa laantiisii jaray.

Muuqaalkaan oo lasoo geliyay Facebook ayaa wuxuu ku faafay baraha bulshada iyo warbaahinta oo soo daabacday caqliga ninkaan farsamayaqaanka ah ee burburinaya derbiga uu saaran dhinac ka saaran yahay, dheei tirka miisaankiisa halis u keeni karta.

Dhismaha uu ninkaan burburinaya oo la rumeysan yahay in bariga dhexe ay tahay ayaan ka wel welsaneyn qatar ku dhici karta, waxaana dhismahaan uu ka kooban yahay seddax ilaa afar dabaq.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada